Open dag
Dugsiga Markaz Quba
Assalamu alaikum wa rahmatullahi wa barakatuh,
Dhamaan waalidiinta waxaa laqu wargalinayaa kulan dhici doona sabiga soo socda.
Kulankan waxaa waalidiinta lagu siin doonaa macluumaad ku saabsan sanaddugsiyeedkan iyo qaabkii waalidiinta iyo Dugsiga u wada shaqeyn lahaayeen.
Maalinta: Sabti
Taariikhda: 24/08/2013
Saacada: 11:00uur
Kulankan waxaa waalidiinta lagu siin doonaa macluumaad ku saabsan sanaddugsiyeedkan iyo qaabkii waalidiinta iyo Dugsiga u wada shaqeyn lahaayeen.
Maalinta: Sabti
Taariikhda: 24/08/2013
Saacada: 11:00uur