Ogeysiis

Muxaadaraad

Casumaad

Markaz Quba waxuu Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Holland ku casumayaa muxaadaraad ka dhici doona Markazka


Waqtiga iyo goobta

Saturday, Aug. 3rd 2013 at 2pm to Sunday, Aug. 4th 2013 at 6:45pm

Schaafstraat 27, 1021 KD Amsterdam

Jadwalka

Sabti 03/08/2013
14:00 - 14:30 Salaada Duhur
14:45 - 15:30 Muxaadara
15:30 - 16:00 Nasasho
16:00 - 17:45 Tabarucaad
17:45 - 18:30 Salaada casar
18:30 - 21:00 barnaamijka da' yarta

Axad 04/08/2013
14:00 - 14:30 Salaada Duhur
14:45 - 15:30 Muxaadara
15:30 - 16:00 Nasasho
16:00 - 17:00 Muxaadara